Haddii Malaay-mileeydu noqon lahaayeen Shaqaalaha ugu Mushaharka badan!

Kuma deel-qaafin ereyga Malaay-mileey. Sida aan ugu dhawaaqno ayaan u dhigay. Waayo innaga oo heli karna inaan magacii ku habboonaa u bixino ayaan dooranay inaan ugu yeerno. Dabcanna, sida fudud oo aan magacooda u sahashanay ayaan sidoo kale u liidnay shaqada nadaafadeed oo ay inoo hayaan. Shaqaalaha nadaafadda ee dunida saddexaad waa kuwa ugu ayaanka … Continue reading Haddii Malaay-mileeydu noqon lahaayeen Shaqaalaha ugu Mushaharka badan!